Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay 18-nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen Al Shabaab

Waxaa saakay fagaare kuyaala Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland xukun dil ah lagula fuliyay 18-nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen kooxda Al Shabaab kana dambeeyeen dilal iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Ragan saakay xukunka dilka ah lagu fuliyay ayaa maxkamada ciidamada maamulka Puntland ku heshay in ay katirsanaayeen Al Shabaab masuulna ka … Continue reading Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay 18-nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen Al Shabaab